Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Hogaamiyaha Xutuyiinta Houthi leader Abdulmalik al-Houth Abdulmalik al-Houth oo maalintii Khamiistii ka hadlay Talafishanka si toos ah ayaa sheegay inaanu Wadamada Carbeed sugayn oo iyagu shaqo ka qabsanayaan Somaliland haddii ay Israel cag soo dhigaan Houthi leader Abdulmalik al-Houthi vowed …

26th November 2026  admin  

Dowladda Kenya ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey, Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid, sida uu qoray wargeyska Standard ee dalkaasi, waxa Xildhibaan Jibriil lagu qabsaday sida uu ku heley baasaboorka Kenya oo uu ku safrayey, wuxuuna diidey in uu bixiyo …

26th November 2026  admin  

Ka dib goolkiisii ugu horeeyey ee uu dhaliyey Koobka Aduunka , ayaa Noussair Mazraoui kula taliyey Gessime Yassine inuu guriga aado oo tukado Ilaahayna u mahad naqo. ” Waxaad aadaysaa xaafadda , waad waysaysanaysaa, waxaad tukanaysaa labo rak’ahs. Allah ayaad …

26th November 2026  admin  

“Raskambooni 2 ayaa lala rabaa Puntland, Jimcaalaha rasaasta la siinayaa kama duwana kii Raskambooni, Ninka maanta leh ciidan baa ka qoran Puntland waa ninkii dhaawaca askarta Calmiskaat diyaaraddaha u diidayay, Garoowe qurux iyo laamiyo ma lahaan doonto haddii aad caqliga …