Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Ku simaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sacdiya Salaad oo horay u shegtay inay doonayso Puntland Cusub ayaa hadda Maleeshiyaad ka qoranaysa xaafadeeda Carab Saalax …

26th November 2026  admin  

Muran ka dhashay Iskuullo ku yaalla gobol ay Soomaalidu wax ka dagto oo qasab ka dhigaya barashada Baybalka Guddi waxbarasho oo gobolka Texas ee Maraykanka ah ayaa ansixiyay qorshayaal lagu doonayo in sheekooyinka Kitaabka Baybalka ah lagu dhigo si qasab …

26th November 2026  admin  

“Iyadoo saacado keliya umul ah ayay gashay imtixaanka” Noloshu mararka qaar waxay qofka hor dhigtaa imtixaan ka adag kan uu qalin iyo warqad ku gelayo, waa sheekada Saabriin oo ah ardayad Soomaaliyeed oo maalintii ugu dambeysay ee imtixaanka shahaadiga dugsiga …

26th November 2026  admin  

Somali ku eedaysan inuu Maraykan lacag ka dhacay oo la soo qabtay Abdikerm Eidleh oo 42 jir ah, kuna eedaysnaa dadkii Maraykanka lacagta ka dhacay ayaa laga soo qabtay magaalada Muqdisho, Somaliya. Waxa la soo qabtay duhur cad maalintii Khamiista …