
17th July 2026 admin Category :
Somali ku eedaysan inuu Maraykan lacag ka dhacay oo la soo qabtay
Abdikerm Eidleh oo 42 jir ah, kuna eedaysnaa dadkii Maraykanka lacagta ka dhacay ayaa laga soo qabtay magaalada Muqdisho, Somaliya.
Waxa la soo qabtay duhur cad maalintii Khamiista waxaana iska kaashanayey soo qabashadiisa FBI iyo Somalia’s National Intelligence,\
Cabdikariim ayaa baxsad ahaa 4 sano ,isaga oo ku eedaysnaa inuu isdaba mariyey $250 milyan oo doolar oo loogu talo galay quudinta caruurta








