Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Magaalada Jigjiga waxa shalay lagu aasay, Alle ha u naxariistee, Cali Cabdille Fiixiye oo loo yaqaannay Cali Shoocaac oo muddo dheer ka mid ahaa haldoorka Deegaanka Soomaalida. Waxa uu ahaa gabyaa, macallin taariikheed iyo halgamaa wakhtigiisa ugu badan ku qaatay …

26th November 2026 admin
Mpappe oo afka furtay kadib aflagaaddo kaga timid xildhibaanad u dhalatay Paraguay Weeraryahanka xulka Faransiiska, Kylian MbappĂ©, ayaa Isniintii si adag uga jawaabay weerar cunsuriyadeed oo ay ku qaaday Celeste Amarilla, oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Paraguay, isagoo …

26th November 2026 admin
Maxay qaar ka mid ah dalalka Afrika u diidayaan lacagta gargaarka ee Trump? Kadib markii ay maamulka Trump sannadkii hore uu kala diray hay’addii ugu weynayd ee Maraykanku ku bixin jiray kaalmada dibadda, waxay hadda mar kale dalalka Afrika u …

26th November 2026 admin
Maraykanka oo fahmay riwaayaddii kooxda Culusoow ugu dhigayee Muqdisho Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay joojinayso taageerada ay siiso ciidanka AUSOM. Joojinta dhaqaalaha, wuxuu Maraykanka ku sababeeyay in Madaxwaynihii hore oo ah madaxwayne aan sharciyad haysan iyo kooxdiisa ay ku …







