Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Turkiga oo ku dhawaaqday inay dalka keeni doonto Maraakiib Kaluumeysi. Safiirka Turkiga” 15-sano kahor way adkeyd in halkaan Shir lagu qabto Balse dhawaan ayaa Soomaaliya keeni doonnaa Maraakiib kaluumeysi”. …

26th November 2026  admin  

Dowladda Puntland waxay Caalamka u sheegaysaa in Madaxweynihii hore Xasan Sheekh uu colaad ka hurinayo gobolka Mudug”War Saxaafadeed kasoo baxay Puntland. …

26th November 2026  admin  

Abdul El-Sayed, waa Dhakhtar asalkiisa ka soo jeeda dalka Masar oo u ordaya xildhibaan aqalka sare ee gobolka Michigan ee dalka Maraykanka. Hadda wuxuu u tartamayaa sidii uu ugu soo bixi lahaa xisbigiisa Demoqrdaadiga, Madaxa aqalka sare ee xisbigiisa, gudoomiyaha …

26th November 2026  admin  

Ilmo aan dhalan oo qallin lagu sameeyey isagoo weli ku jira uurka hooyadii Dhakhaatiir ayaa qalliin taariikhi ah ku sameeyay ilmo aan weli dhalan. Waxay hagaajiyeen cilladii uu lahaa isagoo weli caloosha hooyadiis ku jira. Hooyadiis oo lagu magacaabo Maisie …