Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Soomaaliya diidka oo Mashaariic loo geeyey halka Laascaanood gar gaar Galay iyo MESAGO ah loo balan qaaday Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye), ayaa caawa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud …

26th November 2026  admin  

Sacuudiga iyo Turkiga oo sheegay in heshiiska difaacu uusan cidna khatar ku ahayn Turkiga ayaa Jimcihii adkeeyay in heshiiska difaaca wadajirka ah ee uu la saxiixday Sacuudi Carabiya iyo Pakistan, xilli uu socdo dagaalka u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan, uusan …

26th November 2026  admin  

Masuuliyiinta Mashruuca Ceel-Daahir ceerigaabo Ayaa Bulshada Degmada Badhan iyo Maamulkaba Ugu Baaqay ilaalinta Laamiga Cusub iyo in ay ka qayb Qaataan inta ka Dhiman Jidka oo ah dhiraynta ,iftiiminta,hirgelinta Buundajiifyada iyo Meelaha Biyuhu maraan …

26th November 2026  admin  

Madaxwayne Denni ‘’Waxaan Farriintayda ugu danbaysa ku celinayaa, in dadka arrimahaas ku lugta leh ee gobollada kale ee Puntland jooga inta aan tallaabo laga qaadin in ay u degdegaan awaamiirta Dowladda …