12th August 2026  admin  Category :

Abdul El-Sayed, waa Dhakhtar asalkiisa ka soo jeeda dalka Masar oo u ordaya xildhibaan aqalka sare ee gobolka Michigan ee dalka Maraykanka. Hadda wuxuu u tartamayaa sidii uu ugu soo bixi lahaa xisbigiisa Demoqrdaadiga, Madaxa aqalka sare ee xisbigiisa, gudoomiyaha gobolka Michigan oo xisbigiisa ah , intuba gabadha la tartamaysa ayeey taageereen. Intaas waxa sii dheer lacag 40 milyan ah ayaa lagu kharash gareeyey si uuna u soo bixin. Welina isagaa horeeya oo u badan tahay inuu talaadada soo baxo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*