Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
“Maalinta lacagta Dowladda Federaalku ay ciidanka NugaaL u soo dhacdo ayaa laga shaaheeyaa Garoowe Hogaamiyaha Maleeshiyaadka Beesha Ciise Maxamuud Xasan Abgaal oo caraddii uu ka qaaday hagbaddii Hogaanka Puntland ee ay isa siiyeen inay markooda tahay looga guulaystay doorasho, oo …

26th November 2026 admin
Odayaasha Dhaqanka Daarood iyo Hawiye ayaa ka hadlay dagaalkii ka dhacay Adhi cadeeye …

26th November 2026 admin
Gudiga Amniga Dawladda Puntland ayaa soo saaray qodobo amniga ku saabsan iyo in Puntland laga mamnuucay ciidan Puntland aan ka tirsaneyn iyo Gaadiid Dagaal. …

26th November 2026 admin
ska-hor-imaad khasaare geystay ayaa laga soo sheegayaa is rasaaseyn kaantaroolka bari ku dhexmartay ciidanka Boliiska Puntland iyo maleeshiyadkii reer Bariga ee Muqdisho la maal gelyo oo qaarkood horay u ahaayeen Daacish kana yimid Boosaaso & Carmo, kuwaa oo loo diidey …







