
11th July 2026 admin Category :
ska-hor-imaad khasaare geystay ayaa laga soo sheegayaa is rasaaseyn kaantaroolka bari ku dhexmartay ciidanka Boliiska Puntland iyo maleeshiyadkii reer Bariga ee Muqdisho la maal gelyo oo qaarkood horay u ahaayeen Daacish kana yimid Boosaaso & Carmo, kuwaa oo loo diidey soo gelidda caasimadda.
Xukuumadda PL ayaa dhawaan amartay in deegaannadeeda aysan ka howlgeli karin ciidan aan keeda ahayn, iyada oo tani imanayso xilli siyaasiyiinta Cali saleebaan iyo Ciise Maxamuud ee fadhigoodu yahay Muqdisho ay todobaadkan ku ballameen Garoowe







