14th July 2026  admin  Category :

“Maalinta lacagta Dowladda Federaalku ay ciidanka NugaaL u soo dhacdo ayaa laga shaaheeyaa Garoowe

Hogaamiyaha Maleeshiyaadka Beesha Ciise Maxamuud Xasan Abgaal oo caraddii uu ka qaaday hagbaddii Hogaanka Puntland ee ay isa siiyeen inay markooda tahay looga guulaystay doorasho, oo mar danbe xiriir la yeesha Koonfurta Soomaaliya ayaa ku guulaystay inuu dawladda Federaalka uga helo mushahaar ay qaataan Maleeshiyaadkiisa Ciise Maxamuud ee ku sugan Nugaal.

Maanta isaga oo ka hadlaya lacagtan lagu siiyo inuu Puntland ku burburiyo, dad hadda degan ku barakiciyo kuwa nool KU dilo ayuu yidhi sida ‘ “Maalinta lacagta Dowladda Federaalku ay ciidanka NugaaL u soo dhacdo ayaa laga shaaheeyaa Garoowe

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*