Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

“Xasan Sheekhoow anaga dhiman mayno, adiga ayaa dhiman doona”. Sidan waxa yidhi madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif …

26th November 2026  admin  

Fitnadu waa huruddaa, Ilaahayna ha lacnado cid kasta oo kicisa. الفتنة نائمة، ولعن الله من أيقظها Amniga, xasilloonida iyo nabadda bulshadeenna aynu maanta ku naaloonayno waa miro ka dhashay dadaal iyo naf-hurid badan, waana hanti qaran oo ay waajib tahay …

26th November 2026  admin  

Dhulkayagu Sabool Maaha Dhulkayagu Sabool Maaha Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa Dhalinyahay Dhamaanteen Dhulka Maw Shaqeynaa, Dhegxumada Ma Diidnaa …

26th November 2026  admin  

Maleeshiyaadka reer Bariga iyo kuwa beesha Ciise Maxamuud oo loo digay Kulanka Golaha Wasiirada ee Puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu sheegay in ‘’ Puntland aysan qayb ka ahayn Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ilaa …