17th July 2026  admin  Category :

Maleeshiyaadka reer Bariga iyo kuwa beesha Ciise Maxamuud oo loo digay

Kulanka Golaha Wasiirada ee Puntland oo uu shir guddoominayay madaxweynaha maamulkaasi Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu sheegay in ‘’ Puntland aysan qayb ka ahayn Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ilaa laga gaarayo heshiis dhammaan qodobadda ay isku hayaan Dowladda Puntland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid tahay hannaanka loo marayo dhismaha Ciidan Qaran oo heer Federaal ah’’

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*