Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Wasiirka arrimaha dibadda Pakistan, Ishaq Dar ayaa u sheegay BBC Urdu, in saxiixa xafladda ee beri ka dhici lahayd Geneva la joojinyay, sababtuna ay tahay in is-fahamka (MoU) horayba loogu saxiixay si fogaan arag ah. Mas’uul sare oo ka tirsan …

26th November 2026  admin  

Aqoonyahan Cabdirisaaq Shirwac, ayaa muuqaalo cajiib ah oo aan horay loo arag ka soo duubay Magaalo Taariikheedka Af-Daar ee gobolka Sanaag …

26th November 2026  admin  

Siyaasiyiinta Beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen iyo maleeshiyaadkooda afduub ma ku haysan karaan Caasimadda Puntland. Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo Caasimadda Puntland ee Garowe labadaba reerka degan ayaa gaar u sheegta, waxay doonayaana ka hela,.Hase ahaatee waa kala duwan yihiin.…

26th November 2026  admin  

Jeremy Bowen: Sida dagaalka Iran uu u muujiyay inta ay la egtahay tabarta Maraykanka Dagaalkani waxa uu ahaa khaladkii ugu xumaa ee uu sameeyo madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ugu yaraan ilaa hadda siyaasadda arrimaha dibadda. Dagaalkani waxa uu aad ugu …