Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Adan Madoobe arintii Bililiqada Guriga wuxuu ku darsaday Khiyaano Qaran Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Aadan Madoobe, oo horay xoog uga haystay guri ay leeyihiin Qoys ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa hadda sida muuqata ku kacay khiyaano Qaran oo …

26th November 2026 admin
Garsoore Cumar Cartan oo Soomaali ah oo lagu waday in uu noqdo garsoorihii ugu horeeyay ee ka socda dalkiisa ee dhex dhexaadiya fianaalka Koobka Adduunka ayaa loo diiday inuu galo dalka Mareykanka. Cartan oo ah garsooraha sanadka 2025 ee xiriirka …

26th November 2026 admin
Jaaliyadda Soomaalida Canada ee Toronto ayaa ka mudaaharaaday bannaanka qunsuliyadda Turkiga ee Toronto, iyagoo ku eedeeyay in hubka la siiyay dowladda Soomaaliya loo adeegsaday in lagu laayo shacabka rayidka ah iyo mas’uuliyiin mucaarad ah. …

26th November 2026 admin
Wafti ballaaran oo ka kooban xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Puntland, iyo aqoon yahan oo maalmahan gobolka Sanaag shaqooyin iyo kormeer ku joogay, ayaa Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan booqasho iyo salaan ugu tegay hoyga uu ka deggan yahay magaalada Badhan.…







