Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Maamulkii Waqooyi Bari ma adeega ayuu u noqday Madaxweyne Culusoow. Sanadkii hore markii khasabka iyo xoogga lagu samaynayey maamulka Waqooyi Bari, waxa jiray siyaasiyiin ka soo jeeda beesha Daarood oo awood wasaaradeed sheeganayey sida arimaha gudaha, amniga, Booliiska iyo Xildhibaano …

26th November 2026  admin  

Kooxsa Sheekh Shariif oo beeniyey in wax hub ah laga qabsaday sheegayna in hubka lasoo bandhigay lagasoo aruuriyey Masuuliyiin dowladeed. …

26th November 2026  admin  

Waa hubka dowladu sheegtay in laga helay guryo ku yaala oo su’aalo badan ka yimaadeen …

26th November 2026  admin  

Xiddigaha caanka ah ee Afrika ee ciyaari doona Koobka Adduunka 2026 Markii ugu horraysay, toban xul oo ka socda Afrika ayaa sannadkan ka qayb-geli doona koobka adduunka ee ka dhici doona waddammada Maraykanka, Kanada iyo Meksiko. Wadar ahaan 48 kooxood …