
10th July 2026 admin Category :
Ka dib goolkiisii ugu horeeyey ee uu dhaliyey Koobka Aduunka , ayaa Noussair Mazraoui kula taliyey Gessime Yassine inuu guriga aado oo tukado Ilaahayna u mahad naqo.
” Waxaad aadaysaa xaafadda , waad waysaysanaysaa, waxaad tukanaysaa labo rak’ahs. Allah ayaad u mahad celinaysaa
After Gessime Yassine scored his first World Cup goal for Morocco, his teammate Noussair Mazraoui advised him to go home, perform two rakats give thanks to Allāh. pic.twitter.com/em8OIJj3zk
— • (@Alhamdhulillaah) June 25, 2026







