
10th July 2026 admin Category :
Dowladda Kenya ayaa dalkeeda ka soo masaafurisey, Raysal wasaare ku-xigeenka JFS, Jibriil Cabdirashiid, sida uu qoray wargeyska Standard ee dalkaasi, waxa Xildhibaan Jibriil lagu qabsaday sida uu ku heley baasaboorka Kenya oo uu ku safrayey, wuxuuna diidey in uu bixiyo isaga oo sheegey in keliya maxkamad ka wareejin karto oo u dhashay dalkaas.
Saacado la hayey ka dib waxa loo celiyey caasimadda Muqdisho, Mr.Jibriil oo ah xildhibaan, Rayal wasaare ku-xigeen & hoggaamiyihii KGM ee Koonfurgalbeeed.
Mas’uuliyiinta Soomaalida oo badi sita dhalashada dalal kale ayaa marar badan su’aal la geliyaa dalka ay daacadda u yihii
Govt deports Somalia's Deputy PM Jibril Abdirashid Haji after JKIA immigration officials allegedly linked him to a fraudulently acquired Kenyan passport. pic.twitter.com/Zrs56YTyWm
— The Standard Digital (@StandardKenya) June 25, 2026







