17th July 2026  admin  Category :

“Raskambooni 2 ayaa lala rabaa Puntland, Jimcaalaha rasaasta la siinayaa kama duwana kii Raskambooni, Ninka maanta leh ciidan baa ka qoran Puntland waa ninkii dhaawaca askarta Calmiskaat diyaaraddaha u diidayay, Garoowe qurux iyo laamiyo ma lahaan doonto haddii aad caqliga Xasan Sheikh qaadataan, Isbaarooyinka Warsheekh ilaa Muqdisho daadsan ayaa lay idinla rabaa”Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka hadlay isku dayga Villa Somalia ee abuurida ficilo nabadgalyo darro oo gudaha Puntland.

“Wax kasta oo la sameeyo Dadka Puntland ma aqbalayaan mana ogolaanayaan damaca gurucan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*