Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Odayaal ka tirsan beesha Cumar ee Warsangelli ayaa ku eedeeyey Suldaanka Guud ee Warsengelli inuu ku tagri fallay qaabka uu u maamulay kuraasta baarlamaanka federaalka, mana jirto wax tartan ah oo loo gallay kuraastaas. Kuraasta ayeey aheed in lagu tartamo …

26th November 2026 admin
Siyaasiyiinta Beesha Axmed Harti goormay fursad siyaasaded heli doonaan? Siyaasi kasta oo ka soo jeeda beesha Axmed oo xil ka soo qabtay maamulka Puntland, ayaa madaxdii Puntland soo martay iyo kuwa hadda joogaab waxay xilka ka qaadaan isaga oo aan …

26th November 2026 admin
Sawkirka maanta shaqada Gudomiyaha Baarlamaanka Puntland maxay tahay? Ma inuu dadka naaxsan kala horaa? https://youtu.be/2SFv6cfIi1o…

26th November 2026 admin
Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo Booqday Siilada Xoolaha Gaalkacyo. Wafdigan uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay inaysan Puntland cidna kala hadlayn hormarinta degmada Gaalkacyo. Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa dawlada federalka Soomaaliya ku eedayey dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo …







