Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Caasimaddii  maamulka, gudoomiyihii baarlamaanka  Madaxweynhii iyo Madaxweyne ku xigeenkii waxa wada qaatay beesha Hawiye . Halka beesha Jareerweyn ee degta inta badan gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe ay marti ku noqon doonaan maamulkan loogu magac daray maamulka  Hawiyaha dega webbi …

26th November 2026  admin  

  66 Xildhibaan ee Puntland  yey Laaluushka ka qaadan  doonaan,  oo ay u dooran doonaan Aqalka sare. 66 Xildhibaan ee baarlamaanka  Puntland oo aan horay looga baran inay si caddalad ah wax u soo xulaan ama u soo doortaan ayaa …

26th November 2026  admin  

Puntland oo ku dhawaaqdey markale aqalka sare, khilaaf la xaliyey   GAROWE, Puntland- Kadib markii diidmo ka timid ururada haweenka oo tsgeero ka helaya xafiiska qaramada midoobey ee Somalia iyo guddiga doorashada Somalia ayaa madaxweynaha Puntland waxaa uu dib u …

26th November 2026  admin  

  Cali cabdi Awaare iyo Jacaylka SNM.   Cali Cabdi Awaare wuxuu ka soo jeedaa beesha Cismaan Maxamuud, Majeerteen , waxay oryo walaal yihiin Madaxweynaha Jabuuti Geele iyo SNM Siilaanyo, wuxuu ka mid ahaa madaxddii hogaaminaysay dagaalkii Majayahan, Maanta wuxuu …