27th April 2024  admin  Category :

 

66 Xildhibaan ee Puntland  yey Laaluushka ka qaadan  doonaan,  oo ay u dooran doonaan Aqalka sare. 66 Xildhibaan ee baarlamaanka  Puntland oo aan horay looga baran inay si caddalad ah wax u soo xulaan ama u soo doortaan ayaa indhaha ku haya Murashaxiinta hoos ku qoran oo ay aaminsan yihiin inay Jeebabka u buuxin doonaan

1 Beesha Cumar Maxamuud ee Majeerteen
Saynab xaashi biixi
2 Beesha Cismaan Maxamuud ee Majeerteen

Cumar Cabdirashiid
3 Beesha Ciise Maxamuud ee Majeerteen
Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole
4 Beesha Cali Saleebaan ee Majeerteen
Maxamuud Axmed Maxamuud
5 Beesha Nuux Cumar ee Warsangeli
Siciid Maxamuud Aaden
6 Beesha Dishiishe
Cabdirisaaq cismaan juurile
7 Beesha Awrtable

Mahad Daahir Sheekh Nuur

8 Beesha Leekase

Cali Ismaaciil cabdi Giir

Xildhibaanadii Morgan waxbaa iska bedelay, ka dib warqaddii digniinta ahayd ee ka timid Qaramada midoobey. Xildhibaanada beesha Dhulbahante iyagana muran ayaa ka jira, kaas oo  u dhaxeeya madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa, Sidoo kale waxa socda wada hadal u dhaxeeya dilaaliinta Baarlamaanka Puntland iyo madaxweyne Gaas ay ka wada hadlayaan haddi ay uga hiiliyaan madaxweyne ku xigeenka  Puntland Camey wuxuu ugu abaal gudayo.

ALLSANAAG.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*