27th July 2024  admin  Category :

 

Cali cabdi Awaare iyo Jacaylka SNM.

 

Cali Cabdi Awaare wuxuu ka soo jeedaa beesha Cismaan Maxamuud, Majeerteen , waxay oryo walaal yihiin Madaxweynaha Jabuuti Geele iyo SNM Siilaanyo, wuxuu ka mid ahaa madaxddii hogaaminaysay dagaalkii Majayahan, Maanta wuxuu ka mid yahay koox isugu jirta Majeerteen iyo Isaaq oo doonaya inay khal khal siyaasadeed ka abuuraan gobolka Sanaag , Iyaga oo adeegsanaya   idacadd laga furtay hantidii canshuurta Puntland laga urursaday Waqtiyaddi Cade Muuse iyo Cabdulaahi Yuusuf.

Gudoomiyaha Gobolka SANAAG Waa maxamuud Ciyoon. Laakiinse idaacdda Cali cabdi Awaare waxay ku sheegeen  in guud ahaan gobolka Sanaag uu ka taliyo  maamulka SNM oo uu ku taageerayo  xididnimada.

Muuqaalka hoose kuma jiro qof ka soo jeeda beesha Warsangeli. Lakiinse  Idaacada Cali Cabdi Awaare waxay sheegtay in baaqani ay soo gaarsiiyeen Odayaasha  beesha degta Sanaag iyo Hayland.

Muuqaalkan waa ka saareen kooxda Cali Cabd Awaare

https://youtu.be/KGzrL3_O71Y

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*