Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Saadiq Garaad, Xildhibaanka aan dhicin oo Gudoomiye loo doortay. Saadiq Garaad, waa xildhibaan aan dhicin oo ka mid ah baarlamaanka Puntland, waxay qaraabo dhow yihiin mid ka mid ah Isimada Dhulbahante, wuxuu ka qayb qaatay dhamaan doorashooyinkii madaxweynayaashii Puntland soo …

26th November 2026 admin
GACAN KU DHIIGLE , DAGAAL OOGE QAYBDIID Daawo Doorashadii Aqalka Sare ee Galmudug iyo Liiska Xabnaha Ku Guulaystay iyo Beelahooda https://youtu.be/xAJt4IQhNjs i 1- Abshir Maxamed Axmed (Abshir Bukhaari) Kursiga Beesha reer Xaaji Saleebaan H/gidir 2- Jen. Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid …

26th November 2026 admin
Magacyada Xubnaha Xaaraanta lagu soo xulay ee u sharaxan Aqalka sare ee Puntland metelaya. Halkan waxaa idin kusoo Gudbinaynaa Liiska Xubnaha u sharaxan Aqalka ee puntland u matalayaa halkan Hoosse ka akhriso 1 Saynab xaashi biixi Shukri aadan maxamed Xaawo …

26th November 2026 admin
Madaxweeynaha Puntland ayaa si xun u maamulay doorashada aqalka sarre, waxaana soo baxaya cabashooyin badan oo ku aadan arrintaas. Cabashooyinka ayaa waxaa ka mid ah in dad tartanka ka qeeyb qaadan lahaa uu madaxweeynaha ka reebay sababo aan la garaneen …







