Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Qaybdiidd oo Qaramada midoobey ka hor istaageen in Hawiye u soo dirsadaan Aqalka sare Qaramada Midoobey,”Cabdiqaybdiid Wuxuu Ka Qayb ahaa Dagaaladii Sokeeye Aqalka Sare Gelimaayo”. …

26th November 2026  admin  

Gacan ku dhiigle Cabdi Qaybdiid ayaa  nqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee Beeshiisu u dirsato Aqalka Sare , oo hadda sida waxa u socdaan noqon doonaan aqal ay Mooryaanta Soomaaliya ku kulmi doonaan Denbiile dagaal o Cabdi Qeybdiid ayaa noqday Xildhibaankii …

26th November 2026  admin  

Daawo dagaalkii laga soo abaabulay Villa Wardhiigley sida geesinamada leh ee Ciidamada Puntland uga  difaaceen gasshaanbuurtii HAG iyo Alshabaab ee ka amar qaata Xasan Culusoow  inay barakiciyaan Dumarka iyo caruurta reer Gaalkacayo https://youtu.be/UpnN36LcTIg…

26th November 2026  admin  

Ciidamada Beesha Jareerweyn ee degta xaafadaha Kulmis iyo Horseed ee magaalada Jowhar iyo inta badan gpbolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan,  oo dhowaan maamul Hawiye u gaar ah lagu khasbay inay ka mid noqdaan oo durbaanka u qaadaan ayaa ka hor …