26th July 2024  admin  Category :

Gacan ku dhiigle Cabdi Qaybdiid ayaa  nqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee Beeshiisu u dirsato Aqalka Sare , oo hadda sida waxa u socdaan noqon doonaan aqal ay Mooryaanta Soomaaliya ku kulmi doonaan

Denbiile dagaal o Cabdi Qeybdiid ayaa noqday Xildhibaankii ugu horeeyey  ee loo doorta Aqalka sare, iyadoo wali magaalada Cadaado ka socota doorashada Musharaxiinta Aqalka sare ee Maamulka ay wada maamulaan  Galmudug.iyo Alshabaab

Cabdi Qeybdiid ayaa kaga  guuleystay  Aqalka sare.y Musharaxa  Maxamed Xuseen Tahliil oo kula tartamayay Kursiga Beesha uu  Sacad oo ay ka soo jeedaan Isana iyo Caydiid o ka wada mid ahaa madaxdii USC

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*