5th December 2021  admin  Category :

Ciidamada Beesha Jareerweyn ee degta xaafadaha Kulmis iyo Horseed ee magaalada Jowhar iyo inta badan gpbolada Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan,  oo dhowaan maamul Hawiye u gaar ah lagu khasbay inay ka mid noqdaan oo durbaanka u qaadaan ayaa ka hor yimid dulmigii horay loogu gaystay iyo waa looma Ooyaan in mid kale loogu sii daro

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*