26th April 2024  admin  Category :

Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo Booqday Siilada Xoolaha Gaalkacyo.

Wafdigan uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay inaysan Puntland cidna kala hadlayn hormarinta degmada Gaalkacyo.

Axmed Cilmi Cismaan Karaash  ayaa dawlada federalka Soomaaliya ku eedayey dagaalada ka socda magaalada Gaalkacyo waxaana uu uga digay inay ciidamo keento gudaha magaalada Gaalkacyo.

Wasiirka ayaa mar uu hanjabaad u dirayey maleeshiyaadka Galmudug wuxuu sheegay ciidamo walba oo dawlada federalka Soomaaliya ay keento Gaalkacyo ay meel saarayaan diyaarna u yihiin Puntland.

Kormeerka wasiirka arimaha gudaha ee magaalada Gaalkacyo ayaa salka kuhaya u kuur galida xaalada degmada Gaalkacyo iyo hormarinta degmada Gaalkacyo.

Hoos ka daawo Sawiro.

6789

https://youtu.be/gMfTijaoMvg

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*