Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026 admin
Cali Khaliif oo wata Khariirad uu ku soo xardhay in gobolka Sanaag ay reer Maakhir ka degan yihiin Lasqoray iyo Badhan ayaa sheegay inuu wada hadal la gelayo maamulka Hargaysa . …

26th November 2026 admin
Mohamed Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Xubnihii Baarlamaanka ee Dawladda Federaalka ayaa ka waramay arrimo badan, wuxuuna sheegay in ka mid noqoshaha baarlamaanka soo socda uu ka reebay Gabre oo ah shaqsi Itoobiyaan ah, kaas oo ay ka amar …

26th November 2026 admin
Madaxweeynihii horre ee DF Xassan Shiikh ayaa sheegay ineeysan dhamaan maamul u sameeyntii gobolada dalka Soomaliya oo dhan, balse uu sheegay ineey harsan yihiin maamul u sameenta gobolada waqooyi iyo Muqdisho. Allsanaag.com…

26th November 2026 admin
Beesha Cali Saleebaan qaar ka mid ah ayaa ka cabanaya musuqmaasuq lagu sameeyey qaabka doorasho ee xubnaha ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka iyo soo saaritaanka liis aan sax aheen. Dalka Soomaaliya oo dhan ayaa waxaa ka jira cabashooyin dhinac kasta …







