27th July 2024  admin  Category :

Beesha Cali Saleebaan qaar ka mid ah ayaa ka cabanaya musuqmaasuq lagu sameeyey qaabka doorasho ee xubnaha ka mid noqonaya baarlamaanka federaalka iyo soo saaritaanka liis aan sax aheen. Dalka Soomaaliya oo dhan ayaa waxaa ka jira cabashooyin dhinac kasta leh, waxaan ugu wacan in cadaalad darro la tirsado odayaashii beelaha hoggaanka u hayey oo noqday kuwo musuqmaasuq shaqadoodii ay noqotay oo ciddii xoogaa lacag ah u dhiibtana u nacamleenaya, una saxiixaya waraaqaha.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*