Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Banaanbax looga soohorjeedo Maleeshiyaadka beelaha Hawiye ee ka amar qaata Culusoow ayaa lagu qabtay Caabudwaaq https://youtu.be/lg0vG7A65UM…

26th November 2026  admin  

Wiil yar oo ka soo jeeda Beesha Cumar Maxamuud ee Majeerteen ayaa Ceerigabo lagu dilay. Wiilka ayaa lagu dilay dhinaca hoos yimaada maamulka Puntland oo ay Beelaha Harti degaan Wiilkan ayaa sida la sheegay waxa awoowe u ahaa Tiij,  …

26th November 2026  admin  

Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, ayaa si cad uga hor yimid in Gobolka Hiiraan uu  la mid noqdo Gobolka Shabeelaha Dhexe oo uu  aqalka sare ka helo Afar Xildhibaan. Halka Isimada beesha Warsangeli ee degta Gobolka Sanaag  ay …

26th November 2026  admin  

Maleeshiyaadkii beelaha Hawiye ee Xasan Culusoow ka amar qaadan jiray oo mar kale weerar soo qaaday Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa ka socda dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kuwaas oo xiligan uu dagaalku u socdo si xoogleh. Dhawaqa …