29th March 2024  admin  Category :

Maleeshiyaadkii beelaha Hawiye ee Xasan Culusoow ka amar qaadan jiray oo mar kale weerar soo qaaday

Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug waxaa ka socda dagaal u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kuwaas oo xiligan uu dagaalku u socdo si xoogleh.

Dhawaqa Hubka ayaa laga maqlayaa duleedka degmada Gaalkacyo waxaana wali aan jirin wax khasaare ah oo ka dhashay.

Ciidamada Jiida hore ku jira  ayaa sheegay inuu weerarkan ka bilowday Gaadmo lagu soo qaaday ciidamada difaaca dawlada Puntland Balse ay la kulmeen iska caabin xoogan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*