Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Boosaaso Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo safaro shaqo ugu maqnaa dalalka Emaaraadka Carabta iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.…

27th November 2026 admin
Ciidamo ka socoda AMISOM ayaa la geeyey magaalada Cadaado kadib markii maamulka Galmudug ay codsadeen in ciidankaas loo keeno. Ciidankan ayaa illaalin doona amniga doorashada ka dhici doonta magaaladaas. Taa beddelkeeda, maamulka Galmudug oo taageero ka hellaaya ciidamo beeleed laga …

27th November 2026 admin
Maleeshiyo Beeleedkii beesha Cali saleebaan iyo Puntland oo heshiis wada saxixan doona Maleeshiyaad beeleedka ay hogaamiyaan Cabdisamad Galan iyo adeerkiis Cabdulqadir Muumin ee ku sugan Bariga gobolka bari iyo maamulka Puntland ayaa maalmaha soo socda heshiis ku wada saxiixan doona …

27th November 2026 admin
Maxjarkii Gaalkacayo oo dhamaad maraya iyo Maleeshiyaad Xasan Culusoow soo diray oo hor leh oo ku soo jeeda Gaallkacayo si ay u burburiyaan horumarka ka socda https://youtu.be/Xs9iJSRhrxU Maleeshiyaad dheeraad ah ayaa maamulka Galmudug kasoo daabulay Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulkaas …







