1st May 2024  admin  Category :

Ciidamo ka socoda AMISOM ayaa la geeyey magaalada Cadaado kadib markii maamulka Galmudug ay codsadeen  in ciidankaas loo keeno. Ciidankan ayaa illaalin doona amniga doorashada ka dhici doonta magaaladaas.

Taa beddelkeeda, maamulka Galmudug oo taageero ka hellaaya ciidamo beeleed laga keenay magaalada Muqdisho ayaa maalmahaan dagaalo ka waday magaalada Gaalkacyo taas oo sababtay dhimasho iyo barakac.

Su’aasha isweeydiinta mudan waxeey tahay maxaa beeshan duulaanka ku ah Gaalkacyo ay amnigeeda ugu suggan weeyday ciidanka iyo hubka ay Gaalkacyo la soo aadeeyso?

Qof kasta oo ku nool adduunka hadii loo sheego arrintan waa mid ay la yaabayaan ama aysan rumeeysaneen; qof ciidan kalle dalbanaya si amnigiisa ay u suggaan, haddana ciidan  dagaal hurriya u dirraya Gaalkacyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*