27th July 2024  admin  Category :

Maxjarkii Gaalkacayo oo dhamaad maraya iyo Maleeshiyaad Xasan  Culusoow soo diray oo hor leh oo ku soo jeeda Gaallkacayo si ay u burburiyaan horumarka ka socda

https://youtu.be/Xs9iJSRhrxU

Maleeshiyaad dheeraad ah ayaa maamulka Galmudug   kasoo daabulay Magaaladda Cadaado ee Xarunta Maamulkaas Waxaana laga Cabsi qabaa in Weraar Beri kuso qadaan Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland.

Kadib Jabki shalay gaaray Maleeshiyaadka Maamulka Galnus ayaa waxaa ay sameyeen in ay Habar wacdaan ciidamo maleeshiyaad ah oo ku sugnaa Cadaado waxaana la sheegay in saakaba soo gareen Koonfurta Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Galnus.

Ciidamada Difaaca dowladda Puntland oo xogtan si hayeey ayaa sheegay inaysan u joojin doniin Ciidamada maleeshiyaadka ah ee Cadaado kasoo Ruqaansaday isla markana cashar ay u dhigi donaan.

Maalinta berito ah ayaa la filan karaa inay soo qadaan Weraar Maleeshiyaadka Galnus Balse Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa kawar hayaa Talaabo Walba ay soo qadayaan Ciidamadaas.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*