Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Kulan Laqaatay Bulshada Rayidka Ah Ee Magalada Boosaaso Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii danbe 25 October 2016 kulan la qaatay isimada , cuqaasha , waxgaradka , aqoon yahanka iyo …

27th November 2026 admin
Waa tuma siyaasiyadda lagu bartay tartankii loo tartamay Aqalka sare ee dhowaan lagu qabtay magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland. Hodan Ismaacil Cilmi, ayaa hal cod waxa uga adkaaday siyaasiga guud ahaan shacabka Puntland ay wada jecel yihiin uguna wax …

27th November 2026 admin
Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ayaa Cadaado sii ilaalinaya inta reer Galmudug iyo Culusoow dagaalka kula jiraan reer Puntland . Sidoo kale Maleeshiyaadkii Xasan Culusoow u soo diray inay Gaalkacayo duqeeyaan kuwoodii ku dhaawacmay dagaalkaAS Gaalkacayood ayaa loo qaaday dalka …

27th November 2026 admin
Aqoonyahanada iyo qaar ka mid ah Odayaasha beesha Dubeys ee Warsnageli oo aan hal maalin ka hadlin sababta Qardho iyo Qandala ay Xildhibano uga heleen Aqalka sare. Dhaharna loo qadiyey , ayaa maanta muumulkii caddalad xumadda sameeyey uga cabanaya Xildhibaano …







