10th May 2024  admin  Category :

Aqoonyahanada iyo qaar ka mid ah Odayaasha  beesha Dubeys ee Warsnageli oo aan  hal maalin ka hadlin sababta Qardho iyo Qandala ay Xildhibano uga heleen Aqalka sare.  Dhaharna loo qadiyey , ayaa maanta muumulkii caddalad xumadda sameeyey uga cabanaya Xildhibaano loo magcaabay  beesha. Odayaashu  waxay sheegeen in “Jifooyin yar yar la siiyey Xildhibaanaddii”. Odayaashan ku faanaya inay yihiin Jifooyinka waaweyn waxaan ka sugaynaa in Aqalka sare soo celiyaan xaqa kaga maqan gobolka barina soo celiyaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*