18th April 2024  admin  Category :

 

Waa tuma siyaasiyadda lagu bartay tartankii loo tartamay  Aqalka sare ee dhowaan lagu qabtay magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland.

Hodan Ismaacil Cilmi, ayaa hal cod waxa uga adkaaday  siyaasiga guud ahaan shacabka Puntland ay wada   jecel yihiin uguna wax qabadka badan siyaasiyiinta Puntland ,  ahana Oday Soomaali oo dhami ay wada taqaano  Cabdirisaaq Cismaan Xassan ”Juurile”.

Hodan Ismaaciil Cilmi, waxay ka so jeedaa beesha Tiinle ee Axmed Harti, hooyadeed waxay ka soo jeedaa magaalada Dhahar, Caruurteeduna degmada Xingalool. Beel ahaan waxay degaan gobolada sanaag iyo Bari.

Hodon Ismaaciil Cilmi waxaan u rajeenaynaa guul iyo waxqabad

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*