3rd December 2021  admin  Category :

Mohamed Cabdi Yuusuf oo ka mid ahaa Xubnihii Baarlamaanka ee Dawladda Federaalka ayaa ka waramay arrimo badan, wuxuuna sheegay in ka mid noqoshaha baarlamaanka soo socda uu ka reebay Gabre oo ah shaqsi Itoobiyaan ah, kaas oo ay ka amar qaataan madaxda Soomaalida. Dabcan Maxamed Cabdi waxaa ka reebay liiska baarlamaanka soo socda Madaxweeynaha Puntland Ca/welli Gaas oo fullinaya amarka ninkaa Itoobiyaanka ah ee Gabre.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*