28th March 2024  admin  Category :

Cali Khaliif oo wata Khariirad  uu ku  soo xardhay  in gobolka Sanaag ay  reer Maakhir ka degan yihiin  Lasqoray iyo Badhan  ayaa sheegay inuu wada hadal la gelayo maamulka Hargaysa .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*