Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Madaxweyne Farmaajo oo Raisul wasaare u Magacaabay Xasan Cali Kheyre. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, ayaa magcbaay Ra’iisul wasaarihiisa cusub kaddib wadatashiyo uu la sameyey qeybaha bulshada Soomaaliyeed. Magcaabidda Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, waxaa joob-joog ka ahaa guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed, …

27th November 2026 admin
Madaxweeynaha Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa maanta soo magacaabay ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, isagoona u magacaabay Xasan Cali Kheyre. Xassan Cali Kheyre waa shaqsi ka mid ah dadka deggan dalka Norway, wuxuuna la soo shaqeeyey hay’adda NRC …

27th November 2026 admin
Walaalaha Somaliland ” Ma Warsangeli iyo Dhulbahante oo ku dulman waqooyiga Soomaaliyaa mise waa kool koolintii ay siyasiyiinta koonfurta Soomaaliya ay kool koolin jireen jabhadda SNM ee beelaha Isaaq ku midaysan yihiin oo sheegta in Soomaali inteeda kale ka go’een.…

27th November 2026 admin
Haddii Soomaaliya Isbedel ka dhacay maxaa ka reebay in wax laga bedelo Radiyo Muqdisho. Sanado ka hore ayaan ku soo qornay websitka ALLSANAAG, arin jirta oo dhab ah. taas oo ah Ninka radiyo muqdisho ka taliya ayaa Muqdishona ka …







