Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Xoolo iyo raashin ka garsiiyey Shaqaalaha jidka barkaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo Ururka Haweenka ee Fatxul Khayr ayaa shaqaalaha wadada Ceeldaahir-Ceergaabo ugu deeqay 15 neef oo adhi ah , Timir, Khudaar , iyo Sharaab, taasoo ay uga jeedaan dhiirri …

27th November 2026 admin
Allah ha u naxariistee Cabdixakiim wahaabi oo ku geeriyooday Hargaysa Innaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Ilaahay ha u Naxariisto C/xakiim Wahaabi oo saaka Hargeysa ku geeriyoodey , ehelka iyo qaraabadana samir iyo iimaan allah ha ka siiyo . Aamiin. …

27th November 2026 admin
Abwaan Cabdi Hariye Faarax Ciise, oo jooga magaalada Ceelayo ee gobolka sanaag, ayaa tahniyad, talo iyo tusaale gabay ugu diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed cabdulaahi Farmaajo. Hoos ka dhegayso 1785053191520671…

27th November 2026 admin
Banaanbax Ka Dhan Ah Qorshaha Cali Khaliif Oo Buuhoodle Ka Dhacay https://youtu.be/9KpwBFE2-B8…







