Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Farmaajo iyo Sayidka oo ku kulmay Villa Soomaaliya Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caaw ku booqday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Cusub ee JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Labada Madaxweyne oo kulan gaar ah …

27th November 2026  admin  

Labo nin uu  Cali Khaliif u soo dirsaday inay jeeb baarasho ku soo sameeyaan Qurba joogta Khaatumo ayaa fashimaly Madaxweyne kuxigeenka iyo wasiirka arimaha dibadda maamulka khaatumo oo labaduba la qabsan waayay siyaasada Cali Khaliif ayaa maalmihii u dambeeyay dibad …

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Hirshabeele Cosoble,  wuxuu ka soo jeeda gobolka Hiiraan, oo ka mid ah gobolada Soomaaliyeed ee aan badda lahayn. Wuxuuna magcaabay labadan wasaaradood. Wasiirka wasaaradda dekeddaha  iyo Gaadiidka badda iyo wasaaradda Kaluumaysiga iyo kheyraadka badda. Inta siyaasiyiinta Hawiye raadinayaan ‘Bareejo …

27th November 2026  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo caawa booqday dadki ku dhaawacmay qaraxii maanta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa  booqdey dhaawacyada  ku waxyeelloobay qarixii  maanta ka dhacay Xaafadda Kaawo Godey  ee degmada Wadajir, isla markaana sheegay in dhaawacyada daran loo sameyn doono daryeel …