26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo iyo Sayidka oo ku kulmay Villa Soomaaliya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caaw ku booqday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweynaha Cusub ee JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Labada Madaxweyne oo kulan gaar ah yeeshay ayaa kawada hadlay xaalada uu dalku marayo gaar haan isbadalka ku yimid Siyaasada dalka iyo qaabkii Dowlada

Madaxweynaha Jubaland ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb geli doona xaflada caleemo saarka madaxweyne DFS Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo lagu wado in maalinta Arbacada ah ka dhacdo magaalada Muqdisho.

axmed farmaajo

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*