Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka qayb galay Caleema Saarka Madaxweynaha cusub ee DFS. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 22 February 2017 magaalada Mudisho kaga qayb galay xaflada caleema saarka Madaxweynaha …

27th November 2026  admin  

Daawo xafladii caleema saarka madaxweyne Farmaajo oo dhameystiran . \ …

27th November 2026  admin  

Sawirkii ugu danbeeyey ee jidka Barakaysan ee Ceel daahir iyo Ceerigaabo. Jidka Barakaysan ee Ceel Daahir iyo Ceerigaabo ayaa maanata maraya Faras magaalaha magaalada Cawsane( Downtown Cowsane), ee degmada Badhan gobolka Sanaag. Maanta gaariga ka soo baxa Garoonka diyaaradaha …

27th November 2026  admin  

Wasiir Puntland ah oo degmadii uu ka soo jeeday sadex gaari eex u siiyey. Hay’adda caalamiga ah ee Save the Children, ayaa gawaari caafimaad ugu deeqday maamulka Puntland. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dawladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke, oo ka soo jeeda …