26th April 2024  admin  Category :

Wasiir Puntland ah oo degmadii uu ka soo jeeday sadex gaari eex u siiyey.

Hay’adda caalamiga ah ee Save the Children, ayaa gawaari caafimaad ugu deeqday maamulka Puntland. Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dawladda Puntland Cabdinaasir Cismaan Cuuke, oo ka soo jeeda degmada Qardho, oo la doonayey in gawaaridan u qaybiyo shacabka Puntland, ayaa  Wuxuu go’aan qabyaaladaysan ku gaaray in sadexda gaari ee Puntland loogu deeqay uu siiyo degmadii uu ka soo jeeday ee Qardho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*