Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Daawo muuqaalka madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay magaalada Riyaadh(VIDEO) …

27th November 2026 admin
Sawir qaadihii ugu caansanaa Soomaaliya oo loo magcaabay Sawir-Qaadaha Khaaska ah Ee Madaxweynaha Soomaalia. Cali Ducaale,oo ah Sawir qaadaha ugu caansan Soomaaliya, Soomaalina ay ku baratay dal jacayl ayaa loo magcaabay Sawir-Qaadaha Khaaska ah Ee Madaxweynaha Soomaalia Maxamed Cabdulaahi …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo hambalyo u diray Ra’iisul wasaaraha Cusub ee DFS. …

27th November 2026 admin
Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday markii …







