16th April 2024  admin  Category :

Sawir qaadihii ugu caansanaa Soomaaliya oo loo magcaabay Sawir-Qaadaha Khaaska ah Ee Madaxweynaha Soomaalia.

 

Cali Ducaale,oo  ah Sawir qaadaha ugu caansan Soomaaliya,  Soomaalina ay  ku baratay dal jacayl ayaa loo magcaabay Sawir-Qaadaha Khaaska ah Ee Madaxweynaha Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Sawirada ugu caansan uu Cali Ducaale ka qaaday dalka Soomaaliya, ayaa waxa ka mid ah Sawiro uu sanadkii hore ka qaaday Buurta Calmadow

Image result for calmadow cali ducaale

https://allsanaag.com/radyo-muqdisho-oo-mowjad-khaldan-ka-hadlaysa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*