Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maqaal:- Dowladd cusub kama hor dhici karno, xuma iyo sama toona Waxaa jira dad badan oo soomaaliyeed oo aan ka qeyb qaadanin damaashaadki lagu soo dhaweeyay madaxweyne Farmaajo, mana aha dad mucaarad ku ah Farmaajo amaba dowladnimada Soomaaliya. Waxay u …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dawladda Puntland iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Si Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Boosaaso. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta 24, Febuary 2017 si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada …

27th November 2026 admin
Raisawasaaraha cusub ee Soomaaliya iyo qoraaladiisii hore Raisawasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Kheyre ayaa in badan wax ku qoray meelaha ay ku kulmaan bulshada Soomaaliyeed. Qoraal kasta oo uu horay u qoray, Raisawasaaraha cusub kama aysan muuqan urur uu ka …

27th November 2026 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ra’isawasaare u magcaabay Xasan cali Kheyte Dhowaan umadda Soomaaliyeed waxaan u soo bandhignay in Radiyo muqdisho cunaqabatayn xoogan ku hayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Maanta markii umadda Soomaaliyeed ay maqleen in Ra’isawasaare Soomaaliyeed la magcaabay …







