26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ra’isawasaare u magcaabay Xasan cali Kheyte

Dhowaan umadda Soomaaliyeed waxaan u soo bandhignay  in Radiyo muqdisho cunaqabatayn xoogan ku hayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Maanta markii umadda Soomaaliyeed ay  maqleen in Ra’isawasaare Soomaaliyeed  la magcaabay , ayaa  si  sHACABKA Soomaaliyeed  warkan  u xaqiijiyaan waxay u war doonteen Idaacaddii  qaranka Soomaaliyeed ee Radiyo Muqdisho. Wxayna kal kulmeen qoraalkan hoos ku qoran   oo intooda badan jaahwareer ku riday, ka dib markii ay u qaateen in Xasan Culusoow dawladdi xoog ku  inqilaabay.

 

Cinwaanka radiyo MuqdISho ee maanta  “Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ra’isawasaare u magcaabay Xasan cali Kheyte

Image may contain: 1 person

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*