26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Hirshabeele Cosoble,  wuxuu ka soo jeeda gobolka Hiiraan, oo ka mid ah gobolada Soomaaliyeed ee aan badda lahayn. Wuxuuna magcaabay labadan wasaaradood. Wasiirka wasaaradda dekeddaha  iyo Gaadiidka badda iyo wasaaradda Kaluumaysiga iyo kheyraadka badda. Inta siyaasiyiinta Hawiye raadinayaan ‘Bareejo ay la galaan beesha Daarood  Waa adag tahay in  loo helaa qaran Soomaaliyeed iyo maamul wanaag. Magaalada Cadale ee ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe oo aan ka fogayn magaalada Muqdisho ayaa bad ka leh labadan Gobol. .  halka wasaaradda Gaadiidka badda iyo Gaadiidka  laga magcaabayo waxay ahyd in la magcaabo Wasaarada Kheyraadka webbi Shabeelle iyo Xiintooyda Jowhar. Wasaaradda kaluumaysiga iyo gaadiidka badda oo loo magcaabo Hiiraan waxay la mid tahay gobolka Bari loo magcaabo wasaaradda Webiyadda

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*